GEEDIQAAD – Moving Solutions

  • Home
  • About Us
  • Contact Us

Geedisan waa xalkeena!

Qoyska guuraya iyo qofki Alaab loo rarayo xalkoodu waa GEEDISAN!

GEEDISAN waa shirkad bixisa adeegyada guurista guryaha iyo rarista alaabaha, iyadoo isku xirta qoysaska guuraya iyo gaadiid lagu kalsoonaan karo, si adeeg degdeg ah, ammaan ah, oo fudud loo helo!

Waxbadan naga ogoow

ADEEGYADEENNA

Waxaan samaynaa:

Xamaalid (Loading)

Alaabtaada culus in gaariga laguu saaro oo lagaaga dejiyo ayadoo la badbaadinayo alaabta.

Rarista (Transportation)

In alaabtaada gaariga laguugu qaado oo laguu geeyo meesha aad rabto ama gurigaada cusub ee aad degeyso.

Furfuridda alaabaha (Disassembly)

Furfuridda alaabta sida Jiifafka iyo armaajooyinka iyo alaab kasta oo furfurid u baahan waankuu furfureynaa.

4+
magaalo ayaan joognaa
99%
Waqtiga balanka Insha-allah
10+
Sano oo khibrad shaqo ah
24/7
caawinta macaamiisha
Call Us

(+252)615074469

Website

www.geediqaad.com

Address

Mogadishu – Somalia

Email

geedisan.ms@gmail.com

GEEDIQAAD – Moving Solutions

Waa shirkad ka shaqaysa Raridda alaabaha, daabulidda alaabaha culus iyo furfuridda alaabaha

  • Facebook
  • Twitter
  • YouTube
  • LinkedIn
Help

About Us

Contact Us

Important Liniks

Facebook

Tiktok

Youtube

WhatsApp

© 2026

GEEDIQAAD – Moving Solutions

· All rights reserved